Maxkamada Sare Ee Somaliland iyo Jaamacadda Beder oo Heshiis Kala Saxeexday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Somaliland iyo Jaamacadda Beder oo Heshiis Kala Saxeexday
January 13, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland ahna guddoomiyaha maxkamada dastuuriga ah Prof: Aadan Xaaji Cali ayaa maanta heshiis wada shaqayneed la saxeexday Jaamacada Beder.

Ugu horayn waxa heshiiskan ay labada dhinac galeen faah-faahin ka bixiyay Guddoomiyaha Jaamacada Beder Mubaarik Ibraahim Aar.

Dhinaca kale Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Prof: Aadan Xaaji Cali ayaa isna dhankiisa ka warbxiyay heshiiskan ay la galeen Jaamacada Beder iyo waxaa uu u fududaynayo bahda Garsoorka dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS