Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland ahna guddoomiyaha maxkamada dastuuriga ah Prof: Aadan Xaaji Cali ayaa maanta heshiis wada shaqayneed la saxeexday Jaamacada Beder.
Ugu horayn waxa heshiiskan ay labada dhinac galeen faah-faahin ka bixiyay Guddoomiyaha Jaamacada Beder Mubaarik Ibraahim Aar.
Dhinaca kale Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Prof: Aadan Xaaji Cali ayaa isna dhankiisa ka warbxiyay heshiiskan ay la galeen Jaamacada Beder iyo waxaa uu u fududaynayo bahda Garsoorka dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka