Wefti Ka Socda Dalka Switzerland oo Kulamo La Qaatay Maamulka Gobolka Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wefti Ka Socda Dalka Switzerland oo Kulamo La Qaatay Maamulka Gobolka Gabiley
January 13, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley  (WJN)- Wefti balaadhan oo ka socda dalka Switzerland oo ay wehelinayaan saraakiil ka socda Hay”addaha mashruuca GPLG ee horumarinta dowladaha hoose ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley.

Sidoo kale Wetfigan ayaa waxa ay kulamo la qaateen maamulka dowlada hoose ee degmada Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS