DAAWO “Xadhiga Abwaan Abees Dulmibaan U Arkaa, ficilo Xun Xun Oo Dadkani Bari Hore Diideen In Lasoo Celinayo Ayaan U Arkaa”Cabdikarim Axmed Mooge, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO “Xadhiga Abwaan Abees Dulmibaan U Arkaa, ficilo Xun Xun Oo Dadkani Bari Hore Diideen In Lasoo Celinayo Ayaan U Arkaa”Cabdikarim Axmed Mooge,
January 13, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) aqoonyahan cabdikarim axmed mooge ayaa si adag uga hadlay  xadhiga abwaan cabdiraxmaan abees kaasi oo uu ku tilmaamay dulmi iyo cabudhin

Sidoo kale cabdikarim axmed mooge ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg xoriyadiisa ugu soo celiso abwaan iyo cidkasta oo sharci daro ku xidhan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS