WAJAALE NEWS

DAAWO “Xadhiga Abwaan Abees Dulmibaan U Arkaa, ficilo Xun Xun Oo Dadkani Bari Hore Diideen In Lasoo Celinayo Ayaan U Arkaa”Cabdikarim Axmed Mooge,

Hargaysa(W,N) aqoonyahan cabdikarim axmed mooge ayaa si adag uga hadlay  xadhiga abwaan cabdiraxmaan abees kaasi oo uu ku tilmaamay dulmi iyo cabudhin

Sidoo kale cabdikarim axmed mooge ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg xoriyadiisa ugu soo celiso abwaan iyo cidkasta oo sharci daro ku xidhan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version