Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo Si Adag Uga Hadley Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees, Eedaymo Culusna U Jeediyay Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo Si Adag Uga Hadley Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees, Eedaymo Culusna U Jeediyay Xukuumada
January 14, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo ah gudoomiyaha kooxda Dayax Baan ayaa cambaareeyay xadhiga Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi kula kacday Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees, Isagoona sheegay in Xukuumadu cadaadis saartay bahda Fanka.

Waxaa kale oo uu Abwaan Daaha Cabdi Gaas sheegay in dhamaan Abwaanada ku kula dhaqan Somaliland iyo dalka dibaddiisa ay isugu iman doonaan kulan deg deg ah oo ay kaga hadlayaan xadhiga Abwan Abees iyo cabudhinta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku hayso Bahda Fanka iyo shacabka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS