khatarta caafimaad ee ka iman karta daawooyinka cosmatics i | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
khatarta caafimaad ee ka iman karta daawooyinka cosmatics i
January 15, 2019 - Written by Reporter:

khatarta caafimaad ee ay keeni karaan dawooyinka cosmatics iyo  shirkadaha keena daawooyinkaas oo aan ka diwaan gashanayn  hayada tayada daawooyinka ee who under certificate lesience Essentials all European product supplier.

Daawooyinka  cosmatics ee dalka dibada uga yimaada   oo aan lahayn tayo fiican iyo dalalka ay ka yimaadan oo aan ahayn dalal ka diwaan gashan  hayada dhawrista ee aduunka  under Who certificate sida daawooyinka ka yimaada  shirkadaha  essentials  all European product supplier  oo ah shirkadaha soo diyaariya daawooyinka cosmatics ee la ismariyo  daawooyinkaas ay aduunka usoo dhoofiyaan company  European  oo ah company  heer caalamiya halka daawooyinka dalka yimaada ay ka yimaadan dalalka india  chine iyagoon tayo fiican aan lahayn tayo isticmaalka daawoyinka  cosmatics oo dhib  aad u wayn ku haya bulshadruntii aad culus oo caafimaadka haweenkeena soomaliyeed  aad u samaynaya ku ayaa aanay jirin fahan la an iyo aqoon la an ay u isticmaalayaan dawooyinkaas oo u baahan in dr khibrad u lahi uu bixin karo.

looma baahna in abuurka eebe inoo abuuray la qawado  abuurka eebe subxana lahi wa tacala waxa uu quraanka kariimka ku yidhi waxaan dadaw idiin abuuray sidii ugu wanaagsanayd oo ale inoo dhamaystiray wax kasta oo khuseeya noolasha bini adamka iyo qofku waxa uu kasbanaya mudada uu noolyahay shar iyo khayr bal ka waran haweeyneyda tidhi anigu waxaan khilaafay alow sidii wanaag sanayd ee aad ii samaysay anigu  hadan ahay haweenaydan sidan ayaan yeelay oo aan u badalay jidhkaygii ano aan ku qanacsanayn qadarka ale waa arin dhib ah runtii fayadhorka daawooyinkan khatarta isku darka chemicals xoogan ee halista caafimad darada ku haya haweenkena ma fiicna in had iyo goor lagu iibiyo goobaha suuqyada iyaga oo aan dr herbels ku qorin ha isticmaalin hana is marin

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

COMMENTS
LINKS