Guddigii Loo Saaray Muddo Kordhinta oo Kulankoodii Ugu Horeeyay Yeeshay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddigii Loo Saaray Muddo Kordhinta oo Kulankoodii Ugu Horeeyay Yeeshay
January 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta xarunta aqalka golaha Guurtida Somaliland kulankoodii u horeeyay ku yeeshay gudidii guddoomiyaha golaha Guurtidu dhawaan u saaray ka soo talo bixinta go’anka ay ka qaadan doonaan soo jeedintii Madaxweynaha Somaliland ee ku aadanayd mudo kordhinta golaha Wakiilada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS