WAJAALE NEWS

Guddigii Loo Saaray Muddo Kordhinta oo Kulankoodii Ugu Horeeyay Yeeshay

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta xarunta aqalka golaha Guurtida Somaliland kulankoodii u horeeyay ku yeeshay gudidii guddoomiyaha golaha Guurtidu dhawaan u saaray ka soo talo bixinta go’anka ay ka qaadan doonaan soo jeedintii Madaxweynaha Somaliland ee ku aadanayd mudo kordhinta golaha Wakiilada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version