Garaad Kulmiye Garaad Wiil-Waal oo Wajaale Lagu Soo Dhaweeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garaad Kulmiye Garaad Wiil-Waal oo Wajaale Lagu Soo Dhaweeyay
January 15, 2019 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN)- Wefti uu hogaainayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Wiil Waal, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Tog Wajaale.

Waxaa weftigan uu hogaaminayo Garaad Kulmiye ku soo dhaweeyay halkaasi Maamulka gobolka Gabiley, Salaadiin, Wagarad iyo dadweyne kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS