WAJAALE NEWS

Garaad Kulmiye Garaad Wiil-Waal oo Wajaale Lagu Soo Dhaweeyay

Tog Wajaale (WJN)- Wefti uu hogaainayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Wiil Waal, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Tog Wajaale.

Waxaa weftigan uu hogaaminayo Garaad Kulmiye ku soo dhaweeyay halkaasi Maamulka gobolka Gabiley, Salaadiin, Wagarad iyo dadweyne kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version