Maayerka Hargeysa oo Dhagax-dhigay Saldhig Boolis oo Laga Dhisayo Deegaanka Balliga-cas | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayerka Hargeysa oo Dhagax-dhigay Saldhig Boolis oo Laga Dhisayo Deegaanka Balliga-cas
January 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maayerka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo Xubno kale, ayaa maanta dhagax-dhigay Saldhig Boolis oo laga dhisi doono deegaanka Balliga-cas oo ku yaalla duleedka Waqooyi ee magaalada Hargeysa, Waxaanay dadka deegaankaasi ku dhaaqan ay tilmaameen in Maayer Soltelco wax qabad fiican ka sameeyey magaaladaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS