WAJAALE NEWS

Maayerka Hargeysa oo Dhagax-dhigay Saldhig Boolis oo Laga Dhisayo Deegaanka Balliga-cas

Hargeysa (WJN)- Maayerka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo Xubno kale, ayaa maanta dhagax-dhigay Saldhig Boolis oo laga dhisi doono deegaanka Balliga-cas oo ku yaalla duleedka Waqooyi ee magaalada Hargeysa, Waxaanay dadka deegaankaasi ku dhaaqan ay tilmaameen in Maayer Soltelco wax qabad fiican ka sameeyey magaaladaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version