DAAWO; Xisbiga Kulmiye Oo Ka Warbixiyay Kulankii Golaha Guurtida Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiga Kulmiye Oo Ka Warbixiyay Kulankii Golaha Guurtida Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen,
January 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale oo kamida hogaanka sare ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka warbixiyay kulan ay wada yeesheen gudida loo xirsaaray mudo kordhinta ee golaha guurtida

Golaha guurtida ayaa iyagu lahaa uyeedhista xisbiyada

Siyaasi samaale ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobada ay ka wada hadleen iyo mawqifka xisbiga kulmiye ee mudo kordhinta

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS