DAAWO; Siyaasi Cali Cantar Oo Eedo Culus Ujeediyay faysal Cali Waraabe, Shaaciyay In Uu Soo Bandhigayo Maalihii Madoobaa Ee Uu Dalka Ku Leeyahay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Cali Cantar Oo Eedo Culus Ujeediyay faysal Cali Waraabe, Shaaciyay In Uu Soo Bandhigayo Maalihii Madoobaa Ee Uu Dalka Ku Leeyahay
January 16, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) siyaasi cali cantar oo kamida hogaanka sare ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa eedihii ugu cuslaa ku ganay gudoomiyaha ucid faysal cali waraabe oo uu shaaciyay in uu soo bandhigayo maalmihi madoobaa ee uu ku leeyahay qaranka somaliland

Sidoo kale siyaasi cali cantar ayaa si kulul uga hadlay xadhiga abwaan cabdiraxmaan abees oo uu sheegay in sharci daro lagu haysto

Dhanka kale siyaasi cali ayaa ka jawaabay eedo ay ciidanka boolisku ujeediyay abwaanka xidhan

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan’

COMMENTS
LINKS