DAAWO;-Wasiir Kuxigeenka Maaliyada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Kastamada Kalabaydh Iyo Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiir Kuxigeenka Maaliyada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Kastamada Kalabaydh Iyo Wajaale.
January 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada maaliyada somaliland iyo masuuliyiin kale oo kamida wasaarada maaliyada ayaa maanta galinkii danbe kormeer indho indhayn ah ku tagay kastamada kalabaydh iyo wajaale ee gobolka gabiley

Ujeedada kormeerka wasiir kuxigeenka maaliyada ayaa darnaa sidii loo dardar galin lahaa dakhli ururinta dalka iyo ukuurgalka xaalada shaqo ee kastamada galbeedka

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS