Wasiirka Cadaalada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Tobabarka Ciidanka Asluubta Ee Mandheera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaalada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Tobabarka Ciidanka Asluubta Ee Mandheera
January 17, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeyo Guuto Maxamed Cismaan (Xudhuun) ayaa waxa ay xadhiga ka jareen dugsiga tobabarada Ciidaanka Asluubta ee Mandheera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS