WAJAALE NEWS

Wasiirka Cadaalada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Tobabarka Ciidanka Asluubta Ee Mandheera

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeyo Guuto Maxamed Cismaan (Xudhuun) ayaa waxa ay xadhiga ka jareen dugsiga tobabarada Ciidaanka Asluubta ee Mandheera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version