Gudoomiyaha Maxkamada Dagmada Boorama oo Soo Bandhigay Kiisaskii Ka Dhacay Gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Dagmada Boorama oo Soo Bandhigay Kiisaskii Ka Dhacay Gobolka Awdal
January 17, 2019 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada Degmada gobolka Awdal Prof: Aadan Cabdilaahi Cali ayaa waxa uu ka warbixiyay kiisaskii ugu badnaa ee Maxkamada degmada soo galay sanadkii 2018-kii, Isagoona soo bandhigay noocyada ay kala ahaayeen kiisaskii soo galay Maxkamada Degmada Boorama iyo qaababkii ay u kala qaadeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS