Xisbiga Waddani oo Soo Bandhigay Mawqifkiisa Doorashada, Ismariwaaga Xisbiyada iyo Koomiishanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Soo Bandhigay Mawqifkiisa Doorashada, Ismariwaaga Xisbiyada iyo Koomiishanka
January 17, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa ka hadley ismariwaaga u dhexeeya Xisbiyada Qaranka iyo Koomiishanka Doorashooyinka, Iyagoona ku baaqay in meel looga soo wada jeesto midnimada bulshada reer Somaliland.

Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo ka mida hogaanka sare ee Xisbiga Waddani oo maanta warbaahinta la hadley, ayaa soo bandhigay mowqifka xisbi ahaan ka qabaan qabsoomida Doorashooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS