WAJAALE NEWS

Safaarada Jabuuti Ee Somaliland oo Soo Bandhigtay Wax-qabadkii Sanadkii La Soo Dhaafey iyo Xiidhiidhka Labada Dal

Hargeysa (WJN)- Waskiilka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland Ambasador Xuseen Cumar Kawaaliye, ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii tagay ee 2018-ka, adeegyada kala duwan ee ay u qabtaan bulshada reer Jabuuti eek u sugan Somaliland iyo xidhiidhka dal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version