Daawo: “Suldaan Xasanoow Maalinba Nin Ayay Taladu Joogtaaye Yaanay Gacmihiina Ku Dhiman”.Boqor Buurmadow | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Suldaan Xasanoow Maalinba Nin Ayay Taladu Joogtaaye Yaanay Gacmihiina Ku Dhiman”.Boqor Buurmadow
January 17, 2019 - Written by Reporter:

Arabsiyo (WJN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka hadlayay madal kulmisay Madax-dhaqameedka gayiga Somaliland, ayaa ereyo kaftan iyo duur xul siyaasadeed isugu jira u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Isagoo si gaara fariin culus u faray Madax-dhaqameedka Beesha Madaxweynaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS