DAAWO; Xaflada Caleemo Saarka Suldaan Axmed Maxamed (Abu Salmaan) Oo Kulmisay Badi Madaxdhaqameedka Gayiga Somalida Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xaflada Caleemo Saarka Suldaan Axmed Maxamed (Abu Salmaan) Oo Kulmisay Badi Madaxdhaqameedka Gayiga Somalida Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay.
January 17, 2019 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Suldaan Axmed Maxamed Colhaye (Abu Salmaan) Ayaa Maanta Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Laas Xadhaadh  Ee Gobolka Gabiley Taasi oo kulmisay Badi Madaxdhaqameedka Somaliland iyo Kuwo Gayiga Somalida.

Munaasibada caleemo saarka suldaanka ayaa ahayd mid ka duwan xafladihii lagu caleemo saari jiray salaadiyiinta somaliland Ee Wakhtigan iyadoo ay kasoo qaybgaleen Madaxdhaqmeed ka kala yimid deegaanada ay somalidu degto.

Madaxdhaqameedkii kasoo qaybgalay saleemo saarkan ayaa madasha ka jeediyay hadalo iskugu jira ujeedka munaasibada iyo kaftan ay iswaydaarsateen Qaarkamid madaxdhaqameedkii kasoo qaybgalay xaflada caleemo saarku.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Xaflada Caleemo Saarka;

 

COMMENTS
LINKS