DAAWO; “Wuxuu Shalay Diidanaa Ninkii Maanta Doonayoow, Waxaad Ka Dagaalantaa Dantaadoo Qudha Ahaa”Abwaan Daaha Gaas. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Wuxuu Shalay Diidanaa Ninkii Maanta Doonayoow, Waxaad Ka Dagaalantaa Dantaadoo Qudha Ahaa”Abwaan Daaha Gaas.
January 17, 2019 - Written by Editor:

Abwaan Daaha Cabdi Gaas Oo Tiriyay Maanso Cusub Oo Uu Ku Dhaliilayo Hab-dhaqanka Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.

Hargaysa(W,N) Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo kamida Hal Abuurka Reer Somaliland ayaa soo saaray maanso cusub Ee “Durmaan Nacas” taasi oo uu ku dhaliilayo Hogaaminta Madaxwayne Muuse Biixi iyo kala fogaanshaha ficilada uu ku kacayo iyo xusuusta wixii Uu ka Dagaalamay.

Sidoo kale Abwaan Daaha ayaa maansadan kaga hadlay sida xukuumadu u cabudhinayso Warbaahinta iyo Hal Abuurka Dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MAANSADAN;

 

COMMENTS
LINKS