WAJAALE NEWS

Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud oo Ka Hadlay Mudo Kordhinta Goleyaasha iyo Saami Qaybsiga

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jibriil, oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadley mudo kordhinta loo samaynayo mudanayaasha goleyaasha iyo arimaha ku aadan saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version