Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud oo Ka Hadlay Mudo Kordhinta Goleyaasha iyo Saami Qaybsiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud oo Ka Hadlay Mudo Kordhinta Goleyaasha iyo Saami Qaybsiga
January 18, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jibriil, oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadley mudo kordhinta loo samaynayo mudanayaasha goleyaasha iyo arimaha ku aadan saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS