Marxuum Gaashaanle Sare Yuusuf Cabdi Oday oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Marxuum Gaashaanle Sare Yuusuf Cabdi Oday oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargeysa
January 18, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa gaar ahaan Xabaalaha aas qaran loogu sameeyay ale ha u naxariistee marxuum Gaashaanle sare Cabdi Yuusuf Odey oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Somaliland oo habeenkii xalay ahayd geeriyooday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS