Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Somaliland oo Soo Bandhigay Kiisaska iyo Dacwadihii Sanadkii Tagay Soo Galay Maxkamadaha Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Somaliland oo Soo Bandhigay Kiisaska iyo Dacwadihii Sanadkii Tagay Soo Galay Maxkamadaha Dalka
January 18, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland ahna guddoomiyaha Maxkamada Dastuuriga ah Prof: Aadan Xaaji Cali Axmeed, ayaa ka warbixiyay tirada kiisaska iyo dacwadihii sanadkii tagay soo galay Maxkamadaha dalka.

Sidoo kale waxa uu guddoomiyaha Maxkamada sare sheegay in 350 xubnood oo ka tirsan bahda Cadaalada iyo Garsoorku ay heleen waxbarasho iyo aqoon korodhsi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS