Somaliland oo Ka Digtay Gadiidka Dagaalka Ee Dawlada Qatar Ugu Deeqday Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Ka Digtay Gadiidka Dagaalka Ee Dawlada Qatar Ugu Deeqday Soomaaliya
January 18, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka digay hub ay dawlada Qatar maalintii shalay ahayd ugu deeqday maamuka Xamar.

Waxa kale oo uu Xildhibaanku ka hadlay khilaafka cakiran ee ka dhex aloonsan Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ee ku aadan kominshanka doorashooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS