“Hadii Aanay Dawladii Somaliyeed Fursan Nasiinin, Waxa La Odhan Lahaa Waa Nin Reer Gabiley Ah Oo Daabiyad Yar ka Yimid” Prof Samater | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Aanay Dawladii Somaliyeed Fursan Nasiinin, Waxa La Odhan Lahaa Waa Nin Reer Gabiley Ah Oo Daabiyad Yar ka Yimid” Prof Samater
January 19, 2019 - Written by Editor:

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Kulan la yeeshay  Aqoonyahanka ismaamulka Somalida Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay.

JIG JIGA (W,N)Prof cabdi ismaaciil samater ayaa kulan la yeeshay aqoonyahan ismaamulka somalida itoobiya kaasi oo ka qabsoomay magaalada jig jiga

Kulan ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ka socda dawlad deegaanka somalida iyoaqoonyahan tiro badan

Prof cabdi ismaaciil samater ayaa aqoonyahankii iyo masuuliyiinta maamulka ayaa ka wacyi galiyay dhibta ay leedahay qabyaaladu

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/vcabh-b1LyA

COMMENTS
LINKS