DAAWO;-Abwaanada Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Weedho Suugaan Ah Oo Ay Ku Cabireen Dareenkooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaanada Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Weedho Suugaan Ah Oo Ay Ku Cabireen Dareenkooda!
January 19, 2019 - Written by Editor:

BURCO(W,N) Abwaanada gobolka togdheer ayaa maanta shir jaraa,id oo ay ku qabteen magaalada Burco  waxa Ay si adag Uga hadleen xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xukuumada dhawaan xabsiga Utaxaabtay.

Hal abuurka gobolka togdheer ayaa suugaan ku cabiray xadhiga iyo cabudhinta xukuumadu ku hayso abwaanada iyo saxaafada Somaliland.

Sidoo kale Abwaanada ayaa ka dareen celiyay falkii xukuumada dalka inuu soo galo ugu diiday abwaan Cali Seenyo.

Abwaanada ayaa fariin culus udiray xukuumada madaxwayne Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS