Maamulka Gobolka Gabiley oo Kulan La Qaatay Maamuleyaasha Dugsiyada Hoose | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley oo Kulan La Qaatay Maamuleyaasha Dugsiyada Hoose
January 20, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Maamulka gobolka Gabiley iyo ka degmada oo uu wehelinayo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa maanta xarunta dawlada hoose kulan kula qaatay Maamulayaasha Dugsiyada Hoose ee Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS