WAJAALE NEWS

Madax-dhaqameed iyo Odayaal Cabasho Ka Muujiyay Shirkad Dahabka Ka Qoda Buuraha Gobolka Sanaag

Ceerigaabo (WJN)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka, Cuqaasha iyo Waxgaradka ka soo jeeda Deegaanada waqooyiga magaalada Ceerigaabo, ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shirkada ay sheegeen in deegaanada Buuraleyda waqooyiga Ceerigaabo ka wada qodida Macdanta iyo dahabka.

Sidoo kale Madax-dhaqameedkan iyo Waxgaradka Waqooyiga Ceerigaabo, ayaa fariin cabasho ah u diray Madaxweynaha Somaliland iyo Badhasaabka gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version