WAJAALE NEWS

Siyaasi Abgaal oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xaalada Dalka, Kana Hadley Shirweynaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa walaac xoogan ka muuujiyay xaalada dalku uu wakhtigan marayo, Isagoona sheegay in Xukuumada Madaxweyne Biixi aanay dalka ka war hayn.

Dhinaca kale Siyaasi Abgaal ayaa waxa kale oo uu ka hadley Shirweynaha golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee ka qabsoomaya magaalada Boorama.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version