Abwaan Sandheere oo Maanso Ku Cabirey Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Sandheere oo Maanso Ku Cabirey Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees
January 20, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Abwaan Cabdikariin Muxumed Xiiray (Sandheere) ayaa maanso la yidhaa “Xuub Caaro” ku cabirey xaalada dalku ku suganyahay iyo Xadhiga ay Xukuumadu kula kacday Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo ka mid ah hal-abuurka da’yarta ah ee reer Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS