WAJAALE NEWS

Abwaan Sandheere oo Maanso Ku Cabirey Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees

Hargeysa (WJN)- Abwaan Cabdikariin Muxumed Xiiray (Sandheere) ayaa maanso la yidhaa “Xuub Caaro” ku cabirey xaalada dalku ku suganyahay iyo Xadhiga ay Xukuumadu kula kacday Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo ka mid ah hal-abuurka da’yarta ah ee reer Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version