WAJAALE NEWS

Hargeysa: Dareenka Hooyooyin Ganacsigoodii Laga Burburiyey

Hargeysa (WJN)- Dawlada hoose magaalada Hargeysa, ayaa maanta bilowday hawlgal ay ku rarayso suuqyada Hargeysa gaar ahaan meheradaha soo galay wadada iyo ganacsatada yaryar ee garab raratada loo yaqaano.

Dhinaca kale Hooyo wadada dhinaceega ku iibin jirtay bagaash yaryar oo saran kaariyoone, ayaa sheegtay in ay saaka ku waaberiisatay iyadoo dawlada hoose qaatay kaaryoonihii ay ku ganacsan jirtay oo ay ku jiraan bagaashkii ay ka ganacsan jirtay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version