WAJAALE NEWS

DAAWO; Ururka Qareenada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhig Iyo Tacadi La Gula Kacay Abwaano,Saxafiyiin Iyo Dad Shacab Ah +fariinta Madaxwaynaha.

HARGAYSA(W,N) Ururka Qareenada Somaliland ayaa si adag uga hadlay xadhig, cabudhin mudooyinkii udnabeeyay ay xukuumada kula kacday abwaano, saxafiyiin iyo dad shacab ah

Ururka qareenada ayaa talaabooyinkaasi ayxukuumada ku xidh xidhay shacabka kala duwan  oo iyagu firkirkooda cabiray

Sidoo kale qareenada  ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu tacadiyadaasi wax ka qabto;

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version