Wasaarada Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadashay Sobobta Cali Seenyo Loogu Diiday In Uu Dalka Soo Galo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadashay Sobobta Cali Seenyo Loogu Diiday In Uu Dalka Soo Galo!
January 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed muuse diiriye ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta wariye cali seenyo loogu diiday in uu soo galo dalka isagoo lagu horjoogsaday xuduuda Udhaxaysa Somaliland iyo Jabuuti ee lowyo cado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS