“Xukuumadaha Kulmiye Ee Kala Danbeeyay Kama Koraan Mudo Kordhin” Xisbiga Ucid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xukuumadaha Kulmiye Ee Kala Danbeeyay Kama Koraan Mudo Kordhin” Xisbiga Ucid.
January 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xisbiga  cadaaladda iyo daryeelka somaliland Ee Ucid ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo qabadaha ay xukuumadihii kulmiye ee kala danbeeyay nololeed ee Bulshada somaliland iyo biyo la,aanta baahsan ee haysa  shacabka caasimada hargaysa.

Sidoo kale xisbiga ucid ayaa Xukuumdaha kala danbeeyay ee kulmiye ku eedeeyay in aanay ka koray mudo kordhin iyagoo dhanka kalena sheegay in xukuumada madaxwayne biixi qaaday jidkii kali taliska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS