HARGAYSA(W,N) Xisbiga cadaaladda iyo daryeelka somaliland Ee Ucid ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo qabadaha ay xukuumadihii kulmiye ee kala danbeeyay nololeed ee Bulshada somaliland iyo biyo la,aanta baahsan ee haysa shacabka caasimada hargaysa.
Sidoo kale xisbiga ucid ayaa Xukuumdaha kala danbeeyay ee kulmiye ku eedeeyay in aanay ka koray mudo kordhin iyagoo dhanka kalena sheegay in xukuumada madaxwayne biixi qaaday jidkii kali taliska
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;