Golaha Guurtida Oo Fuliyay Codsigii Madaxwaynaha Iyo Mudo Kordhin Kooban Oo Ay Usameeyay G, Wakiilada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Oo Fuliyay Codsigii Madaxwaynaha Iyo Mudo Kordhin Kooban Oo Ay Usameeyay G, Wakiilada!
January 21, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)golaha guurtida somaliland ayaa saaka cod gacantaaga ku ansixiyay mudo kordhin kooban oo ay usameeyay golaha wakiilada kadib markii codsi uga yimid madaxwaynaha somaliland iyo gudida muranku ka taagan yahay komishanka doorashooyinka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUDO KORDHINTA IYO SIDII AY WAX UDHACEEN;

COMMENTS
LINKS