WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Oo Fuliyay Codsigii Madaxwaynaha Iyo Mudo Kordhin Kooban Oo Ay Usameeyay G, Wakiilada!

Hargaysa(W,N)golaha guurtida somaliland ayaa saaka cod gacantaaga ku ansixiyay mudo kordhin kooban oo ay usameeyay golaha wakiilada kadib markii codsi uga yimid madaxwaynaha somaliland iyo gudida muranku ka taagan yahay komishanka doorashooyinka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUDO KORDHINTA IYO SIDII AY WAX UDHACEEN;

Exit mobile version