DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaar Cigaal Iyo fariin Culus Oo Uu Ukala Diray Madaxwayne Biixi Iyo faysal Cali Waraabe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaar Cigaal Iyo fariin Culus Oo Uu Ukala Diray Madaxwayne Biixi Iyo faysal Cali Waraabe.
January 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee wadani Cabdiraxmaan cirro ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaar cigaal ee caasimada hargaysa kadib markii uu mudo ku maqnaa safar shaqo

Sidoo kale gudoomiyahaxisbga wadani ayaa ka hadlay mudo  kordhinta golaha wakiilada iyo go,aankii ay qaayeen labada xisbi ee kulmiye iyo ucid

Gudoomiye ciro ayaa hanjabaad culus udiray madaxwayne bixi iy faysal caliw waraabe  isagoo sheegay in aay galin karin doorasho labadooda xisbi

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS