Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Eedo Culus Ujeediyay Xildhibaano Golaha Laga Saaray Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Eedo Culus Ujeediyay Xildhibaano Golaha Laga Saaray Iyo Sobobta!
January 21, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(w,n)Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa eedo culus ujeediyay  Todoba xildhibaan oo kamid ahaa xubnihii loo saaray mudo kordhin kuwaasi oo saakana laga saaray golaha

Gudoomiye saleeban ayaa xildhibaanadan  ku eedeeyay qaran dumis

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS