WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Eedo Culus Ujeediyay Xildhibaano Golaha Laga Saaray Iyo Sobobta!

Hargaysa(w,n)Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa eedo culus ujeediyay  Todoba xildhibaan oo kamid ahaa xubnihii loo saaray mudo kordhin kuwaasi oo saakana laga saaray golaha

Gudoomiye saleeban ayaa xildhibaanadan  ku eedeeyay qaran dumis

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version