Hanti Dhawrka Qaranka Oo Baadhitaano Ka Bilaabay Haayada Duulista Iyo Madaarada Jsl+Tirada Xafiisyada Ay Albaabada Isugu Laabeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hanti Dhawrka Qaranka Oo Baadhitaano Ka Bilaabay Haayada Duulista Iyo Madaarada Jsl+Tirada Xafiisyada Ay Albaabada Isugu Laabeen!
January 21, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) masuuliyiin ka ka socda xafiiska hanti dhowrka qaranka ayaa maanta galinkii danbe baadhitaano ka bilaabay haayada duulista iyo madaarada somaliland.

Xubnahan ka socday hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa albaabada isugu laabay xafiisyo badan oo kamida kuwa masuuliyiinta ugu sareeya haayada duulista.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS