“Go’aanka Muddo Kordhinta In Mid Kale Ka Dambeeyana Maaha Waxaan La fili Karin,Waana Sida Ay Wakiiladu Wadaan”Cali Guray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Go’aanka Muddo Kordhinta In Mid Kale Ka Dambeeyana Maaha Waxaan La fili Karin,Waana Sida Ay Wakiiladu Wadaan”Cali Guray.
January 21, 2019 - Written by Editor:

XEERKII HORE TUUR KU DAMBENA DIID !!

Anigu maalinta xeerka lagu dooranayo wakiiladu uu gacanta Komishanka galo ayuun baan rumaysanayaa in diyaar loo yahay doorasho. Go’aanka muddo kordhinta in mid kale ka dambeeyana maaha waxaan la fili karin waana sida ay wakiiladu wadaan. Cidda keliya ee aan isleeyahay gaashaanka ayay ku dhufan kartaana waa madaxwaynaha oo u gudbiya maxkamadda sare oo xal lagaga hor qaado carqaladda xildhibaanada wakiiladu ay doorashada u dhigeen u gudbiya shacbiga Somaliland oo dhamina ay ku taageerayaan. hadii kale waxaynu ka fili karaan waa XEERKII HORE TUUR KU DAMBENA DIID taasina waa hubaal oo waa muddo kordhin kale.

QALINKII; Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)

COMMENTS
LINKS