Guddoomiye Baashe oo Ka Hadley Mudo Kordhinta Loo Sameeeyay Golaha Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiye Baashe oo Ka Hadley Mudo Kordhinta Loo Sameeeyay Golaha Wakiilada
January 22, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa ka hadley sida uu u arko mudo kordhintii maalintii shalay ahayd golaha Guurtidu u sameeyeen golohooda.

Dhinaca kale guddoomiyaha golaha Wakiilada ayaa ka hadley rajada uu ka qabo in doorashada golaha Wakiilada wakhtiga loo qoondeeyay ay ku qabsoonto.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS