Nin Sheegay Inuu Waraabe Noqday oo Ka Warramay Qisada Qaabkii Waraabennimadiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Nin Sheegay Inuu Waraabe Noqday oo Ka Warramay Qisada Qaabkii Waraabennimadiisa!
January 22, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Ninkan Waraabaha noqday oo la yidhaahdo Xasan Axmed Cabdi, waa Nin dhalinyaro ah oo ku ganacsada Suuqa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa ka warramay qiso cajiib ah oo ku dhacday isaga iyo Ninkan oo ay saaxiib ahaayeen, isla markaana ay laba nin oo kale oo marka horeba waraabeyaal noqon jiray heshiis dhex-maray ay iyaguna ku noqdeen Waraabeyaal.

Sidoo kale Ninkan ayaa sheegay inay isaga iyo xubnaha kale ee ay saaxiibbada ahaayeen Waraabeyaasha noqdeen, ayaa ka sheekeeyey qisadii ay Dhurwaaga ku noqdeen, intii ay waraabaha ahaayeen waxay sameeyeen iiyo sidii ay kaga soo baxeen iyo weliba qaabka ay hadda u nool yihiin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/NSjwq6fVaOs

COMMENTS
LINKS